Laawiyiintii 7:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inuu gacmihiisa ku keenaa qurbaannada Rabbiga oo dabka lagu sameeyo; waa inuu keenaa baruurta iyo sakaarka in sakaarka Rabbiga hortiisa lagu ruxruxo sidii qurbaanka la ruxruxo.

Laawiyiintii 7

Laawiyiintii 7:25-38