Laawiyiintii 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meesha qurbaanka la gubo lagu gowraco waa in qurbaanka xadgudubkana lagu gowracaa, oo dhiiggiisana waa inuu ku dul rusheeyaa hareeraha meesha allabariga.

Laawiyiintii 7

Laawiyiintii 7:1-11