Laawiyiintii 7:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo hilibka allabarigiisa qurbaannadiisa nabaadiinada ah oo uu mahadnaqidda u bixiyo waa in dhammaantiis la cunaa maalinta uu qurbaankiisa bixiyo, oo waa inuusan waxba ka gaadhsiin tan iyo subaxda dambe.

Laawiyiintii 7

Laawiyiintii 7:10-19