Laawiyiintii 6:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wax alla wixii hilibkiisa taabtaana quduus bay ahaan doonaan, oo dhiiggiisana haddii dhar lagu saydho, wixii uu kaga saydhmay waa inaad ku maydhaa meel quduus ah.

Laawiyiintii 6

Laawiyiintii 6:21-30