Laawiyiintii 6:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wixii qurbaankaas ka hadhayna Haaruun iyo wiilashiisu ha cuneen. Iyadoo aan khamiir lahayn waa in meel quduus ah lagu cunaa; oo iyagu waa inay ku cunaan barxadda teendhada shirka.

Laawiyiintii 6

Laawiyiintii 6:12-19