Laawiyiintii 6:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kanuna waa sharciga qurbaanka hadhuudhka ku saabsan: Wiilashii Haaruun waa inay ku hor bixiyaan meesha allabariga ee Rabbiga hortiisa ah.

Laawiyiintii 6

Laawiyiintii 6:4-15