Laawiyiintii 4:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xaydhiisa oo dhanna waa inuu ku dul gubaa meesha allabariga, sidii xaydhii allabariga qurbaannada nabaadiinada ah oo kale, oo wadaadku waa inuu kafaaraggud u sameeyaa dembigiisii, oo isna waa la cafiyi doonaa.

Laawiyiintii 4

Laawiyiintii 4:17-34