Laawiyiintii 26:45 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse iyaga daraaddood ayaan u xusuusan doonaa axdigii aan la dhigtay awowayaashood, kuwaasoo aan, iyadoo ay quruumuhu u jeedaan, dalkii Masar uga soo bixiyey si aan iyaga Ilaah ugu ahaado, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.

Laawiyiintii 26

Laawiyiintii 26:43-46