Laawiyiintii 26:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo anna gees baan idinka noqon doonaa, oo cadaawayaashiinna hortooda baa laydinku layn doonaa, oo waxaa idiin talin doona kuwo idin neceb, waadna iska carari doontaan iyadoo aan ninna idin eryanayn.

Laawiyiintii 26

Laawiyiintii 26:14-19