Laawiyiintii 26:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahiinna ah, oo idiinka soo bixiyey dalkii Masar si aydaan u sii ahaan addoommadoodii. Qataarradii harqoodkiinna waan idinka jebiyey, oo waxaan idinka dhigay inaad madaxfurnaan ku socotaan.

Laawiyiintii 26

Laawiyiintii 26:4-17