Laawiyiintii 25:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, sannaddaasu waa wakhti yubilii ah, oo waa inay idiin ahaataa mid quduus ah; oo waxaad cuni doontaan midhaha berrinka iskood uga baxa.

Laawiyiintii 25

Laawiyiintii 25:8-18