Laawiyiintii 24:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kibistaas waxaa iska yeelan doona Haaruun iyo wiilashiisa, oo waa inay meel daahir ah ku cunaan, waayo, taasu isaga waa ugu wada quduusan tahay qurbaannada Rabbiga ee dabka lagu sameeyo oo qaynuun weligiis ah loo amray.

Laawiyiintii 24

Laawiyiintii 24:8-19