Laawiyiintii 24:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa naagtii reer binu Israa'iil wiilkeedii magicii Rabbiga caayay oo habaaray, oo isagii waxaa loo keenay Muuse. Oo wiilkaas hooyadiis magaceedu wuxuu ahaa Shelomiid ina Dibrii, waxayna ahayd qabiilka Daan.

Laawiyiintii 24

Laawiyiintii 24:1-20