Laawiyiintii 23:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwaasu waa ka gooni sabtiyadii Rabbiga iyo hadiyadihiinna oo waa ka gooni nidarradiinna oo dhan, oo waa ka gooni qurbaannadiinna ikhtiyaarka ah oo dhan ee aad Rabbiga siisaan.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:36-41