Laawiyiintii 23:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka reer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Bisha toddobaad maalinteeda kowaad waxay idiin ahaan doontaa nasasho weyn oo ah buunafuufid xusuus ah, iyo shir quduus ah.

Laawiyiintii 23

Laawiyiintii 23:22-31