Laawiyiintii 22:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaydaan Rabbiga u bixin neef xiniinyihiisa la burburiyey, ama la tumay, ama la jejebiyey, ama laga gooyay, oo waa inaydaan dalkiinna sidaasoo kale ku dhex samayn.

Laawiyiintii 22

Laawiyiintii 22:14-32