Laawiyiintii 21:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kii wadaadka sare walaalihiis ka dhex ah, oo madaxiisa lagu shubay saliiddii subkidda, oo ah kan loo daahiriyey inuu xidho dharka quduuska ah waa inaanay timaha madaxiisu arbushnaan ama uusan dharkiisa dildillaacin.

Laawiyiintii 21

Laawiyiintii 21:2-13