Laawiyiintii 20:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddii nin la seexdo gabadh uu soddog u yahay, sida xaqiiqada ah labadoodaba waa in la dilaa; iyagu waxay sameeyeen wax qas ah, oo dhiiggooduna iyaguu dul saarnaan doonaa.

Laawiyiintii 20

Laawiyiintii 20:7-14