Laawiyiintii 19:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaadan walaalkaa qalbiga ka nebcaan, oo sida xaqiiqada ah waa inaad deriskaaga canaanataa, yaadan isaga daraaddiis dembi u qaadane.

Laawiyiintii 19

Laawiyiintii 19:16-19