Laawiyiintii 19:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaydaan garsooridda caddaaladdarro ku samayn, oo waa inaadan miskiinka u eexan, ama aadan cisayn qofka weyn, laakiinse deriskaaga waxaad ugu garsoortaa si caddaalad ah.

Laawiyiintii 19

Laawiyiintii 19:14-16