Laawiyiintii 19:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaadan deriskaaga dulmin, waana inaadan waxba ka dhicin. Oo shaqaale aad soo kiraysatay mushahaaradiisu yaanay habeenkii kugu baryin oo kugu gaadhin tan iyo subaxda dambe.

Laawiyiintii 19

Laawiyiintii 19:12-17