Laawiyiintii 18:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad amarkayga xajisaan si aydaan u samayn oo aydaan ugu nijaasoobin caadooyinkaas karaahiyada ah oo dadkii idinka horreeyey ay samayn jireen, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah.

Laawiyiintii 18

Laawiyiintii 18:23-30