Laawiyiintii 18:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Falimaha dalka Masar ee aad degganaan jirteen waa inaydaan samayn, oo falimaha dalka Kancaan oo aan idiin geeynayana waa inaydaan samayn, oo qaynuunnadoodana waa inaydaan ku socon.

Laawiyiintii 18

Laawiyiintii 18:1-5