Laawiyiintii 18:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaadan qaawin cawrada naagta aabbahaa gabadheeda ay aabbahaa u dhashay, waayo, iyadu waa walaashaa, ee waa inaadan cawradeeda qaawin.

Laawiyiintii 18

Laawiyiintii 18:5-16