Laawiyiintii 17:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo nin alla ninkii ka mid ah reer binu Israa'iil ama shisheeyayaasha dhexdooda deggan hadduu ugaadhsasho ku helo neef amase haad ugaadh ah oo la cuno, waa inuu dhiiggiisa daadiyaa oo ciid ku daboolaa.

Laawiyiintii 17

Laawiyiintii 17:3-15