Laawiyiintii 17:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, jiidhka noloshiisii waxay ku dhex jirtaa dhiigga; oo anna waxaan meesha allabariga dusheeda idiinku siiyey in nafihiinna loogu kafaaro gudo, waayo, waa dhiigga waxa loogu kafaaro gudaa nolosha daraaddeed.

Laawiyiintii 17

Laawiyiintii 17:6-16