Laawiyiintii 16:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa weligiinba qaynuun idiin ahaan doona inaad bisha toddobaad maalinteeda tobnaad nafihiinna dhibtaan, oo waa inaydaan waxba shuqul qaban cayn kasta ha ahaadee, kiinna waddaniga ah iyo shisheeyaha dhexdiinna degganuba,

Laawiyiintii 16

Laawiyiintii 16:26-34