Laawiyiintii 16:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Haaruun waa inuu keenaa dibiga qurbaanka dembiga ah oo uu nafsaddiisa u bixinayo, oo waa inuu nafsaddiisa iyo reerkiisaba kafaaraggud u sameeyaa, oo uu gowracaa dibiga qurbaanka dembiga ah oo uu nafsaddiisa u bixinayo.

Laawiyiintii 16

Laawiyiintii 16:6-20