Laawiyiintii 14:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo shimbirta nool iyo qoriga kedarka ah, iyo waxa casaanta ah iyo geedka husobka ahba waa inuu soo qaadaa oo iyaga iyo shimbirta noolba waa inuu dhex geliyaa dhiigga shimbirtii biyaha socda lagu kor gowracay.

Laawiyiintii 14

Laawiyiintii 14:1-10