Laawiyiintii 14:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa in wadaadku saliidda calaacashiisa ku jirta qaarkeed taabsiiyaa kan la daahirinayo caaradda dhegtiisa midig, iyo suulka gacantiisa midig, iyo suulka cagtiisa midig, oo ha ka kor mariyo meeshii uu ku yiil dhiiggii qurbaanka xadgudubku.

Laawiyiintii 14

Laawiyiintii 14:24-29