Laawiyiintii 13:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo in alla intuu cudurkaas qabo oo dhan isagu waa inuu nijaasaysnaadaa, waayo, isagu waa nijaasaysan yahay, oo waa inuu keligiis meel ku hoydaa, oo hoygiisuna waa inuu ahaadaa xerada dibaddeeda.

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:38-50