Laawiyiintii 13:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas wadaadku waa inuu fiiriyaa, oo bal eeg, cudurka bararkiisu hadduu yahay mid guduudan oo caddaan ku jiro, oo ku yaal madaxiisa bidaarta leh, ama fooddiisa bidaarta leh, sidii ay tahay muuqashada baraska oo dubka jidhkiisa ku taal,

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:36-45