Laawiyiintii 13:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse cambaartu hadday indhihiisa la ahaato inay joogsatay oo timo madoobuna ay ka bexeen, markaas cambaartu waa bogsatay, oo ninkaasuna waa daahir, oo wadaadkuna waa inuu yidhaahdaa, Ninkanu waa daahir.

Laawiyiintii 13

Laawiyiintii 13:33-47