Laawiyiintii 11:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xayawaanka afarta addinba ku socda, wax alla wixii baabacooyinka ku socdaa waa idinka nijaas, oo ku alla kii baqtigooda taabtaa nijaas buu ahaanayaa tan iyo fiidkii.

Laawiyiintii 11

Laawiyiintii 11:25-37