Laawiyiintii 11:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer binu Israa'iil la hadla, oo waxaad ku tidhaahdaan, Kuwanu waa waxyaalaha noolnool oo aad ka cunaysaan xayawaanka dhulka jooga oo dhan,

Laawiyiintii 11

Laawiyiintii 11:1-7