Ishacyaah 9:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, xumaantu waxay wax u gubtaa sida dabka oo kale, oo waxay dam ka dhigtaa yamaarugga iyo qodxanta, oo jiqda duuddana way ololisaa, oo waxaa kor uga baxa daruur qiiq ah.

Ishacyaah 9

Ishacyaah 9:8-20