Ishacyaah 63:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

In kastoo Ibraahim aanu na garan oo reer binu Israa'iilna ayan na aqoonsan adigu waxaad tahay aabbahayaga. Rabbiyow, waxaad tahay aabbahayaga, oo magacaaguna weligiisba waa Bixiyahayaga.

Ishacyaah 63

Ishacyaah 63:11-18