Ishacyaah 63:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yuu yahay kan Edom ka soo socda oo dharka cas Bosraah kala imanaya? Kan dharkiisa ku quruxda badan oo weynaanta xooggiisa ku soo socda waa kuma? Waa anigan xaqnimada ku hadla oo inaan wax badbaadiyo u xoogga badan.

Ishacyaah 63

Ishacyaah 63:1-3