Ishacyaah 60:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal ogow, dhulka gudcur baa dabooli doona, oo dadyowgana mugdi dam ah ayaa qarin doona, laakiinse Rabbigaa soo bixi doona oo ku iftiimin doona, oo ammaantiisana korkaagaa lagu arki doonaa.

Ishacyaah 60

Ishacyaah 60:1-9