Ishacyaah 49:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyo inaad kuwa xidhan ku tidhaahdid, Soo baxa, oo kuwa gudcurka ku jirana aad ku tidhaahdid, Ismuujiya. Waxay daaqi doonaan jidadka, oo daaqsintoodana waxay ka heli doonaan meelaha sare oo dhan.

Ishacyaah 49

Ishacyaah 49:1-18