Ishacyaah 45:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa laygu odhan doonaa, Rabbiga uun ayaa xaqnimo iyo xoogba leh. Isagaa loo iman doonaa, oo kuwii isaga u cadhaysnaa oo dhammuna way wada ceeboobi doonaan.

Ishacyaah 45

Ishacyaah 45:15-25