Ishacyaah 43:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Adhigiinnii qurbaannadiinna la gubo iiguma aydaan keenin, oo allabaryadiinniina iguma aydaan sharfin. Anigu idinkuma aanan dhibin inaad qurbaanno ii bixisaan, oo idinkumana aanan daalin inaad foox ii shiddaan.

Ishacyaah 43

Ishacyaah 43:22-28