Ishacyaah 43:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xayawaanka duurka, kuwaasoo ah dawacooyinka iyo gorayaduba way i sharfi doonaan; maxaa yeelay, cidladaan biyo uga siiyaa, oo lamadegaankaan webiyo uga jeexaa si aan u waraabiyo dadkayga aan doortay,

Ishacyaah 43

Ishacyaah 43:10-28