Ishacyaah 43:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tan iyo maalintii ugu horraysay anigu waxaan ahay isagii, oo mana jiro mid gacantayda wax ka samatabbixin kara, anigu waan shaqayn doonaa, balse yaa hor joogsan kara?

Ishacyaah 43

Ishacyaah 43:9-15