Ishacyaah 3:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Muuqashada wejigooda ayaa iyaga ku marag furta oo dembigoodana way u sheegaan sidii dadkii Sodom oo kale, oo innaba ma ay qarsadaan. Naftoodaa hoogtay! Waayo, xumaan bay isu keeneen.

Ishacyaah 3

Ishacyaah 3:8-15