Ishacyaah 29:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse shisheeyahaaga badanu waxay noqon doonaan sida boodh, oo kuwa laga cabsado oo tirada badanuna waxay noqon doonaan sida buunsho sii bidaya, oo taasuna si kedis ah ayay dhaqso ugu noqon doontaa.

Ishacyaah 29

Ishacyaah 29:1-13