Ishacyaah 29:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana qorniinkii waxaa loo dhiibaa mid aan akhris baran, oo waxaa lagu leeyahay, Waannu ku baryaynaaye kan akhri, oo isna wuxuu leeyahay, Anigu waxba ma aan akhriyi karo.

Ishacyaah 29

Ishacyaah 29:11-20