Ishacyaah 22:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Ceelaam wuxuu qaatay gabooyihii, oo gaadhifardoodyo iyo rag fardo fuushan baa la socday, oo reer Qiirna gaashaankii buu daaha ka qaaday.

Ishacyaah 22

Ishacyaah 22:1-11