Ishacyaah 2:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii Rabbigu u soo sara joogsado inuu dhulka si xun u gariiriyo ayay dadku cabsida Rabbiga iyo sharafta haybaddiisa ka geli doonaan qorrofyada dhagaxyada, iyo godadka dhulka.

Ishacyaah 2

Ishacyaah 2:15-22