Ishacyaah 19:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas waxaa dalka Masar jiri doona shan magaalo oo afka Kancaan ku hadasha oo Rabbiga ciidammada ku dhaarata, oo middoodna waxaa lagu magacaabi doonaa Magaalada baabba'a.

Ishacyaah 19

Ishacyaah 19:10-25